Waxaanu ka shaqaynaa Africa, Asia iyo Bariga Dhexe.
"Waxa ay u taagan yihiin caddaaladda”: wax-qabsiga bulshada Baydhabo
Magaalada Baydhabo oo ku taal koonfur-galbeed Somalia waxa ay soo martay xasilooni darro wayn iyo is-bedel sodonkii sanadood ee u danbeeyey. Waxa aannu kala hadalnay xubno ka tirsan bulshada Baydhabo khibradooda iyo shaqada ay hayaan si ay dib-u-dhis ugu sameeyaan bulshada burburtay oo ay u abuuraan nabad waarta.
COVID-19 iyo Somalia: fal-cellin xisaabta ku darsata xaasasiyadda khilaafaadka oo laga sameeyo xiisadaha is dulsaaran
Caawimo caalami ah oo la gaadhsiiyo Somalia waxa ay u noqon doontaa muhiim dagaalka uu dalku kula jiro COVID-19. Balse deegaan kakan oo caawimadiisa caalamiga ahi ay leedahay taariikh hore oo gebi dhaclaysa, dadaalada looga gol leeyahay in lagu badbaadiyo nafo waa inay noqdaan kuwo laga ilaaliyay inay si dadban u keenaan waxyeelo islamarkaana waa in lagu dul dhiso dadaalada Soomaalidu hogaaminayso ee lagu raadinayo nabad mudo dheer ah.